C/wali Gaas oo booqday askartii Puntland kaga dhaawacantay dagaalkii Tukaraq (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku booqday Isbitaal ku yaalla Magaalada Garoowe askartii Puntland kaga dhaawacantay dagaaladii ka dhacay degaanka Tukaraq. C/wali Gaas ayaa mid mid u dul joogsaday askarta dhaawaca ah isagoo ka wareystay xaaladooda caafimaad, wuxuuna dhaqaatiirka gacanta ku heysa kula dardaarmay iney ku dedaalaan Caafimaadkooda. Waxaa uu u balan qaaday … Continue reading C/wali Gaas oo booqday askartii Puntland kaga dhaawacantay dagaalkii Tukaraq (Daawo Sawirro)